Kusoo Dhawaaw Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga Horumarinta Dhaqaalaha KGS

Machadka Isgaarsiinta Qaranka

Horudhac Machadka waxaa sirasmi ah loo aqoonsaday 28 kii June 1976, wuxuuna ka hawlgalaytababarkiiuguhoreeyaybishii14 kii November1976.

Burburkiikadib Machadka waxauukushaqeynjiraysikumeelgaar ah,waxauuna bixin jiraytababaromudokoobansoconayaoo loo qabanjirayshaqaalaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta &Teknoolajiyadda.

Dadaaalbadan kadibwaxa ay wasaaraddakuguuleysateyin Machadka Isgaarsiinta Qaranka dib  loofuro21/05/2018.

Ujeedka Machadka

UjeedadaMachadkuwaa in latababarofarsamoyaqaanoisgaarsiineediyo ICTeelagutababaroteknoolajiyaddaisgaarsiintaloonacarbiyodhammaanwaaxyaha kala gedisaneedowladdaoo u baahankaradadkanoocaas ah.

Waa kuma Machadka

Machadka QarankaIsgaarsiinta waahay’addawladeedoo ay hoostaga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyoTeknoolajiyada, waxaaUrurka Isgaarsiinta Caalamiga (ITU)sanadkii 1974-kii. Machadka wuxuuahaaxarunloogutalagalayhorumarintaiyokor u qaadistaxirfadahafarsamada la xiriiraisgaarsiintahay’addahadawlada. Machadka waxauusoosaareyinjineeroiyoaqoonyahano badan, qaarkoodmagacweynkulehhormarka Isgaarsiinta dalka.

Hiigsi

In lasoosaaroaqoonyahano, injineero, farsamoyaqaanoisgaarsiiniyo ICT, sikorlooguqaadohorumarkaiyodhaqaalahadalka

Himilo Machadka Qaranka ee Isgaarsiinta waxaalooga gol-leeyahay inuu sare u qaado u aqoontaiyoxirfadashaqaalahahay’adaha dawlada iyo taageridabulshadaayadaoo la adegsanaayo teknoloojiyadacasriga. Machadka wuxuutiigsanayaaqodobadasoosocda:

  • Bixinta tababaro farsamo la xiriira ICT iyo isgaarsiinta, loona eegayo mudnaanta wasaaradda dhanka Isgaarsiinta ICT-da.
  • Diyaainta tababarada xeerka Isgaarsiinta iyo ICT-da, sidoo kale cilmi baaristanidaamka Sharciga Isgaarsiinta .
  • Diyaarinta seminaaro, aqoon isweydaarsi iyo shirar ku saabsan dhinacyada kala duwan ee farsamada isgaarsiinta&ICT-da.
  • Dhiiragelintahal-abuurka Isgaarsiinta iyo ICT-da

MaxaanQabanaa

Ø Tababarida iyohorumarintaxirfadahashaqaalaha hay’adaha dawladaØ Horumarin iyo Cilmibaaris Isgaarsiinta iyo ICTØ La-talinta ICT-da iyo teknoloojiyida casriga ah

Qorshaha Machadka Ø Inuu diyaariyoqorshahahorumarinta Isgaarsiinta iyoICT-daØ In uu diyaariyo qorshahada tababarada hay’adaha dawladda. Ø In uu soo saaro injineero isgaarsiineed iyo ICT tayo sare leh, kuwaasi oo gacan ka geysan doona xaqiijinta Istaraatijiyadda Qaranka ee ICT-da.Ø In uu dhiirageliyo cilmi baarista iyohal-abuurka Isgaarsiinta & ICT-da

Partnerships (Bahwadaag):

Machadka waxa uu  Iskaashi buuxa  la leeyahay ururo iyo Macaahid caalamiah oo ku xeeldheer Isgaarsiinta iyo ICT-da:

  1. International Telecom Union (ITU)
  2. NCA
  3. Cisco Academy
  4. ICDL Training and Testing Center
  5. ITU academy
  6. ICANN
  7. AfriNIC

Koorsooyinkauubixinayo Machadka:

Course Target Audience
Computer Literacy based on ICDL Shaqaalahadowladda
Cyber security.

 

Shaqaalahadowladda.
Cisco Networking Academy Network engineers, designers and planners
ICT Technical Support ICT officers
Computer Network Support Network Administrators
Systems administration System administrators
Network design and implementation Network engineers, designers and planners
Network Management Network engineers
Frequency and spectrum management Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda
ICT Policy and Regulation Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda
DNS and ccTLD Management Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda

 NTI Lab:

Machadka Isgaarsiinta waxauuleeyahay lab waxauunakudhexyaalaa Wasaaradda Boostada,Isagaarsiinta&Teknoolajiyadda.