Kusoo Dhawaaw Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga Horumarinta Dhaqaalaha KGS

Waaxda Maaliyadda

Waaxda Maaliyadda waxay mas’uul ka tahay arrimaha la xiriira maaliyadda, sida:

  • Fulinta siyaasadda maaliyadeed ee Wasaaradda

  • Diyaarinta qorshaha maaliyadda ee sanadka iyo xiritaanka xisaabaadka

  • Ka-qeybgalka qandaraasyada ay bixineyso Wasaaraddu, iyadoo la raacayo siyaasadda dawladda

  • Diyaarinta dokomintiyada la xiriira maaliyadda