Kusoo Dhawaaw Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga Horumarinta Dhaqaalaha KGS

Waaxda Teknolojiyada

Waaxda Teknolojiyada waxay mas’uul ka tahay horumarinta teknooljiyada si dalku u gaaro horumar degdeg. Waxaa waajibaadkeeda ugu waaweyn:

  • Taageerista horumarinta isgaarsiinta iyo teknolojiyada si loo abuuro jawi horumar leh

  • Diyaarinta daraasado lagu fahmayo xaaladda teknolojiyada dalka iyo diyaarinta istaraatiijiyad la xiriirta teknolojiyada

  • Diyaarinta shrucuuda, siyaasadaha iyo hab-raacyada la xiriira teknoolojiyada dalka

  • Qorsheynta, higelinta iyo kormeerista qaab-dhismeedka kaabayaasha isgaarsiinta iyo internetka dalka

  • Diyaarinta nidaamka IT iyo databases ee looga baahan yahay wasaaradda iyo hay’adaha kale ee dawladda

  • Bixinta tababarrada iyo caawinta farsamo ee ay u baahan yihiin hay’adaha dawladda