WASIIRKA WASAARADDA QORSHEYNTA DKGS OO DAAHFURAY KULANKA DHAMMEYSTIRKA QORSHAHA U DIYAAR-GAROWGA ROOBAABKA EL-NIÑO
Baydhabo – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cumar Cabdullaahi (Baasto), ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray kulanka lagu dhammaystirayay Qorshaha U Diyaargarowga Roobabka Xooggan ee xilli-roobaadka El-Niño. Kulanka waxaa ka qayb…
