Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo Daah-furay Kulanka Rubuc-sanadlaha ah ee Isku-duwidda Mashruuca AARAN ee Baydhabo
Baydhabo, 11 September 2026 Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Isxaaq Maxamuud Ganey, ayaa daah-furay kulanka rubuc-sanadlaha ah ee isku-duwidda Mashruuca AARAN, kaas oo lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Ruunjinaad, magaalada Baydhabo….
