Kulanka Agaasimiyasha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Kulan u dhaxeyey dhamaan agaasimiyasha guud iyo agaasimaha madaxtooyada dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa lagu qabtey holka shirarka.

Read More