
Agaasimaha Guud ee Wasarada Qorsheynta oo Daahfurey Tababar ku saabsan Qorsheynta Agasimaha
waxaa maanta magalada baydhaba tababar loogu furey shaqalaha wasaradaha kala duwan ee Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya kaa oo lagu baran dona qorsheynta howlaha wasaradaha waxa dahfurka barnamijka sameyey Agaasimaha Guud ee wasarada Qorsheynta.