
Qorshaha Horumarinta Dowlad Goboleedka KGS
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa daahfurey qorsha horumarinta koonfur Galbeed 2021-2025 lagu hagi doono masharicda horumarineed kaas oo ay diyarisey wasarada Qorsheyta Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha taas oo wasiirka qorsheynta uu si aad ah isugu howley sidii loo heli laha qorsha la janqadi kara baahiyada bulshada Koonfur Galbeed