Kulanka Agaasimiyasha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Kulanka Agaasimiyasha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Kulan u dhaxeyey dhamaan agaasimiyasha guud iyo agaasimaha madaxtooyada dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa lagu qabtey holka shirarka wasarada Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalah kulankas oo hurur dhac u haa asasida golaha agaasimiyasha guud ee dowlada koonfur galbeed Soomaaliya

kulanka waxaa uu ka qabsomey magalada Baydhabo xuruunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.