Strategic Plan Social Sector Priorities Orientation Workshop for Ministries and CSO
Maanta oo ay taariikhdu tahay 13 July 2022 waxaa Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dhacay Kulan Aqoon isweydaarsi loogu hadlaayey Qorshaha Istaraatijiyadeed ee mudnaanta u leh Bulshada oo ay ka soo qeyb galeen…