Wasiirka Wasaarada Qorsheynta ayaa Daah furay Mashruuca BAH/USAID PROJECT LOUNCH IN SWS

Wasiirka wasaarada qorsheynta maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha dowlada kgs Mudane DR Ali Abdi Moalin ayaa maanta daah furay Mashruuca BAH/USAID PROJECT LOUNCH IN SWS
Kulanka ayaa looga hadlaayay muhiimada ay u leedahay shacabka dowlada k/galbeed
madashay oo ay ka soo gayb galeen wasaarada tamarta iyo biyaha iyo maamulka degmada Baydhabo
kulankan waxaa si wada jir ah uga qeyb gali doonaan dhmaan wasaardaha shaqada ku leh